Guddigga Dowladda oo Gaaray Bariire iyo Odayaasha Dadka laga Layeey oo Daljir u Warramay (dhegayso)

HomeWararka

Guddigga Dowladda oo Gaaray Bariire iyo Odayaasha Dadka laga Layeey oo Daljir u Warramay (dhegayso)

Guddigii Wasiirada ee Xukuumadda Soomaaliya u magacawday in ay soo baaraan dhacdadii Degaanka Bariire ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxa ay gaareen

Gen. Gorod oo ka qaybgaay shir kadhacay Abuuja oo Mareykanka uu qabtay (sawiro)
Caawa & Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe
Farakalakac: “Dadka waxaa Laayey oo Midmid u Ruuxtogay waa Dooxato Galmudug”

Guddigii Wasiirada ee Xukuumadda Soomaaliya u magacawday in ay soo baaraan dhacdadii Degaanka Bariire ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxa ay gaareen degaankaasi. Guddiga waxaa Guddoomiye u ah Wasiirka Amniga Gudaha Xukumadda Soomaaliya, Maxamed Abuukar Islow.

Cali Cismaan oo Kamid ah Odayaasha Beeraha ku leh Bariire, weeraarkaasna uu kaga dhintay wiil ayaa Radio Daljir u sheegay inay wafdigu ay yimaadeen, ayna geyeen goobtii shacabka lagu xasuuqay.

Cali Cismaan oo kamid ahaa odayaashii weerarka ka badbaaday waxa uu u warrmay Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: