Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! ku soodhawaada barnaamijkii  Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku waxaa  uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir ee Garoowe, waxaana idiin soo jeedinaya  Maxamed Cabdi Maxamed (Lakiman).

Qodobada ugu waawayn barnaamijka caawa waxaa kamid ah.

  • Aqalka Sare oo magacaabay Guddiga Bariire
  • Taliyaha Booliska oo ka hadlay shaqo-joojinta Madaxweyne Camay
  • Madaxweyne Xaaf oo la kulmay bulshada Galinsoor

Kaga bogo Caawa iyo Daljir oo hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com