Nin Xaaskiisa oo 12 Carruur ah u Haysay Ku Diley Deegaanka Fiqu-filiye (dhegayso)

HomeWararka

Nin Xaaskiisa oo 12 Carruur ah u Haysay Ku Diley Deegaanka Fiqu-filiye (dhegayso)

Degmadda Fiqu-filiye oo katirsan Gobolka Sanaag ayaa shalay Galinkii dambe Abbe ayaa ku dilay Xaskiisa halkaas .iyado dad Goobjogayaal ah sheegen in u

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Xariga Ka Jaray fagaaraha Midnimada
Dhalinyaro kashaqeeya Hormarka Degmadda Balidhidin ee Gobalka Bari oo La Hadlay Daljir (dhegayso)
Xeerka Dhaqanka: Haddii Nabaddoonadu talada doorashada Xildhibaanka isla keeni waayaan talada iyo guddoonka yaa leh? (dhegayso)

Degmadda Fiqu-filiye oo katirsan Gobolka Sanaag ayaa shalay Galinkii dambe Abbe ayaa ku dilay Xaskiisa halkaas .iyado dad Goobjogayaal ah sheegen in uu Rasaas ku furay.

Aadan Cabdi Faarax oo ahaa Mid kamid ah dadka Goobjoogayaasha ahaa oo Waraysi siyeey Radio Daljir ayaa sheegay in uu maqlay Rasaas, isla markaana uu arkay Gabadh mayd ahayd oo hooyo ahayd,wuxuna sheegay in an la garanayn sababta uu dilka ugu geeystay ninkaas Xasskiisa.

Wuxuu sheegay in Ninka isago Cafimaad qaba inay ogayeen ,isla markaana aysan jirin wax khilaaf oo kadhex taagna ,isago dhinaca kale Xanuun ay shegeen inuu qabay mar dambe u imanayeey Fiqi fuliye .

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: