Soomaaliya oo Ka Qaybgashay Shir Looga Hadlay Garsoorka iyo Caddalaadda Africa (dhegayso)

Soomaaliya oo Ka Qaybgashay Shir Looga Hadlay Garsoorka iyo Caddalaadda Africa (dhegayso)

Wadanka Rwanda ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyey shirweyne looga arrinsanayey arrimaha caddaaladda iyo garsoorka qaaradda Africa, wasiirka caddaaladda Soomaaliya Abukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa warbaahinta uga warbixiyey ujeedka shirka.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com