Taliye Cirfiid,”Duqayntii Bariire Waxaa Lagu Diley 11 Rayid ah” (Sawirro)

HomeWararka

Taliye Cirfiid,”Duqayntii Bariire Waxaa Lagu Diley 11 Rayid ah” (Sawirro)

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Mudane Axmed Maxamed Jimcaale (Cirfiid) oo la hadlay VOA-da ayaa sheegay in dadkii Shalay lagu dilay dega

Madaxweyne Gaas oo sheegay in la xoreynayo dhulka Somaliland ku soo duushay (dhegayso)
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Ku Baaqay in Colaadda Tukaraq Lagu Bedelo Xasilooni, Horumar iyo Midnimo
Caawa & Daljir iyo Cabdinaasir Jeekey, Nairobi (daawo)

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Mudane Axmed Maxamed Jimcaale (Cirfiid) oo la hadlay VOA-da ayaa sheegay in dadkii Shalay lagu dilay degaanka Bariire ay ahaayeen dad Shacab ah oo Masaakiin ah.

Waxaa uu sheegay in ciidamada dowladda Soomaaliya ay si kama’ah ay u dileen dad Shacab ah, oo beeraleey ah oo aan waxba galabsan.

Taliyaha ayaa sheegay in dowladda ay arintaasi ay guddi u saartay ,islamarkaana ay waddaan baaritaano kala duwan.

SAWIRRO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: