Site icon Radio Daljir

Taliye Cirfiid,”Duqayntii Bariire Waxaa Lagu Diley 11 Rayid ah” (Sawirro)

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Mudane Axmed Maxamed Jimcaale (Cirfiid) oo la hadlay VOA-da ayaa sheegay in dadkii Shalay lagu dilay degaanka Bariire ay ahaayeen dad Shacab ah oo Masaakiin ah.

Waxaa uu sheegay in ciidamada dowladda Soomaaliya ay si kama’ah ay u dileen dad Shacab ah, oo beeraleey ah oo aan waxba galabsan.

Taliyaha ayaa sheegay in dowladda ay arintaasi ay guddi u saartay ,islamarkaana ay waddaan baaritaano kala duwan.

SAWIRRO

Exit mobile version