Madaxweyne Gaas oo sheegay in la xoreynayo dhulka Somaliland ku soo duushay (dhegayso)

Madaxweyne Gaas oo sheegay in la xoreynayo dhulka Somaliland ku soo duushay (dhegayso)

Madaxwaynaha dowladda Puntland Cabdiwali Gaas ayaa sheegay inay dowladda Puntland ay ka xorayn doonto deegaamada ay Somaliland kusoo duushay ee Puntland.

Hadalkaan ayaa waxaa uu ka sheegay magaalada Garoowe mar uu maanta soo gaaray, isagoo dhanka kalle ugu baaqay shacabka inay u diyaar garoobaan sidii ay u difaaci lahaayeen sharafkooda iyo dhulkooda.

“Muuse Biixi oo u dhashay Hargaysa suurtagal ma’ahan inuu nabad ku joogo Tukaraq oo ah dhul katirsan Puntalnd” ayuu yiri madaxwayne Gaas.

Hoos kadhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com