Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Wayne Rooney iyo Xulka Qaranka (dhegayso)

HomeCiyaaraha

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Wayne Rooney iyo Xulka Qaranka (dhegayso)

Kabtankii hore qaranka Ingiriiska Wayne Rooney ayaa ku dhawaaqay inuu ka fadhiistay kubadda cagta heerka qaranka taas oo ka dhigan in uusan mar kale x

Xubintii Ciyaaraha: Tottenham 2 – 3 West Ham (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Kabtankii hore qaranka Ingiriiska Wayne Rooney ayaa ku dhawaaqay inuu ka fadhiistay kubadda cagta heerka qaranka taas oo ka dhigan in uusan mar kale xiran doonin maaliyadda Qaranka Ingiriiska.

Waxaa la samayn doona isku aadka Champions Leaque, heerka guruubka dhamaan kooxaha tartan ka qaybgalaya madaxda ugu saraysa ayaa tagi doona magaalada Monaco, halkaasi oo lagu qaban doono isku aadkan la sugayo xili ciyaareedkan 2017-2018.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

           

Masawirada dheeri oo Wayne Rooney iyo xulka Qaranka Ingiriiska arag bogga 2aad P2

PAGES

1 2

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: