Afhayeen Jakuula: “Dagaalku Dhulballaarsi buu Ahaa Waana Suurtoobi Waayey” (dhegayso)

HomeWararka

Afhayeen Jakuula: “Dagaalku Dhulballaarsi buu Ahaa Waana Suurtoobi Waayey” (dhegayso)

Afhayeenka Maamulka Gobolada Dhexe, Muxuyadii Cali jimcaale ''JAKUULA'', oo wareysi gaar ah siiyey Idaacadda Daljir ayaa ka warbixiyey dagaalada ka so

BOSSASO: Hadalejeedi: Maxamed maxamuud oo ka mid ah xubnaha urur siyaasadeedka.Mustaqaal.
Bander Bayla: Qoys ku sumoobay Hilib sagaaro (dhegayso)
Taliyaha ciidanka Xooga dalka Gen. Odowaa ayaa Ciidamada uga digay inay dhibaateeyaan Shacabka

Afhayeenka Maamulka Gobolada Dhexe, Muxuyadii Cali jimcaale ”JAKUULA”, oo wareysi gaar ah siiyey Idaacadda Daljir ayaa ka warbixiyey dagaalada ka soconaya Gobolada Dhexe gaarahaan dagalkii maanta ka dhacay deegaanka Mareerguur.

Afhayeenka ayaa ku eedeeyey in Maamulka Galmudug ay soo qaadeen Dagaalkaas. Sidoo kale Afhayeenka Maamulka Gobolada Dhexe Muxuyadii Cali jimcaale ”JAKUULA” ayaa ka gaabsaday jiritaanka wadahadalo siyaasadeed oo u dhaxeeya Maamulka Galmudug iyo Kan Gobolada Dhexe.

Xuseen Cabdi Madar ayuu u waramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: