Bander Bayla: Qoys ku sumoobay Hilib sagaaro (dhegayso)

HomeWararka

Bander Bayla: Qoys ku sumoobay Hilib sagaaro (dhegayso)

Tuulada Qoton oo qiyaastii degmada Bandar Bayla ujirta 100 kmtr ayaa saddax Caruur ah iyo hooyadood waxa ay u geeriyooday sida ay Daljir usheegeen eh

Warka Caweysin iyo Cabdinaasir Ibraahin Maxamed (dhegayso)
Somaliland oo dusha loo saaray khasaaraha ka dashay Colaada Gobalka Sanaag (Daawo)
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka oo dhagax dhigey dib-u-dhiska Wasaaradaha Cadaaladda iyo Diinta

Tuulada Qoton oo qiyaastii degmada Bandar Bayla ujirta 100 kmtr ayaa saddax Caruur ah iyo hooyadood waxa ay u geeriyooday sida ay Daljir usheegeen ehelada qoyska hilib Sagaaro oo sumaysnaa oo ay cuneen habeen ka hor geeridooda.

Hadaba si aan faafhfaahin uga helno dhacdadan waxaan ka waraysanay guddoomiyaha degmada Bandar Bayla Siciid Aadan Cali (Anteeno) wuxuuna u waramay wariye Xasan Heykal.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: