Xildhibaan Katirsanaa Barlamaanka Hirshabeelle oo Geeriyoodey

HomeWararka

Xildhibaan Katirsanaa Barlamaanka Hirshabeelle oo Geeriyoodey

Xildhibaan Aadan Macalin oo kamid ahaa Xildhibaanada Hir-Shabeelle oo xalay ku geeriyooday Isbitaal ku yaala Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hir-

Guddiga doorashooyinka Puntland oo gabagabeyey diwaangalinta xisbiyadda siyaasada
Nabadoon imaan maxamed warsame qureex oo kmaida waxgaradka reer puntland ayaa baaq udiray xildhibaanada labada aqal
Muuse Biixi oo ku guulaystay doorashadii kadhacday Somaliland

Xildhibaan Aadan Macalin oo kamid ahaa Xildhibaanada Hir-Shabeelle oo xalay ku geeriyooday Isbitaal ku yaala Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hir-Shabeelle ayaa lagu waddaa in maanta lagu Aaso Magaaladaasi.

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabeelle ayaa lagu waddaa in ay ka qeyb galaan Aaska Xildhibaanka.

Xildhibaan Aadan waxaa qabtay Xaruun deg deg ahaa, waxaana ku dhegay Naqaska, waxaana uu geeriyooday Markii Isbitaalka la geeyay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: