Xildhibaan Katirsanaa Barlamaanka Hirshabeelle oo Geeriyoodey

Xildhibaan Katirsanaa Barlamaanka Hirshabeelle oo Geeriyoodey

Xildhibaan Aadan Macalin oo kamid ahaa Xildhibaanada Hir-Shabeelle oo xalay ku geeriyooday Isbitaal ku yaala Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hir-Shabeelle ayaa lagu waddaa in maanta lagu Aaso Magaaladaasi.

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabeelle ayaa lagu waddaa in ay ka qeyb galaan Aaska Xildhibaanka.

Xildhibaan Aadan waxaa qabtay Xaruun deg deg ahaa, waxaana ku dhegay Naqaska, waxaana uu geeriyooday Markii Isbitaalka la geeyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com