Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Barcelona oo Dacwaynaysa Neymar Diidayna Bixinta Gunnadiisa (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Barcelona oo Dacwaynaysa Neymar Diidayna Bixinta Gunnadiisa (dhegayso)

Kooxda Barcelona ayaa war saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in ay sharciga la tiigsanayso ciyaaryahanka lagu magacaabo Neymar waxaana ay kooxdu sheegtay in ciyaaryahankan uu si muran ku jiro ugu biiray kooxda PSG.

Tabaraha kooxda Real Madrid, Zinedine Zidane, ayaa xiisanaya in uu saxiixo laba xidig oo cusub, kahor inta aysan soo idlaan suuqan xagaaga.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

     

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com