Soomaaliland oo Shacabkeeda Uga Digtey Inay u Safraan Muqdisho (dhegayso)

HomeWararka

Soomaaliland oo Shacabkeeda Uga Digtey Inay u Safraan Muqdisho (dhegayso)

Soomaalilaan ayaa ka digtay in loo safro magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Warkan oo ay soo saartay Soomaaliland ayaa waxaa lagu sheegay in ay sii kordhayaan qataraha amni daro ee ka jira Koonfurta Soomaaliya iyo dilalka loo geysanayo dadka ka soojeeda degaanada Somaliland. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59969a7e0201004da30be0f4/Somaliland.mp3

Badnaanta Mooto Majaajta iyo Mashquulka waddooyinka Muqdisho (daawo)
Saaka & Dunida iyo Xasan heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)
Qarax weyn oo baabuur loo adeegsaday ayaa ka dhacay Beledweyn.

Soomaalilaan ayaa ka digtay in loo safro magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Warkan oo ay soo saartay Soomaaliland ayaa waxaa lagu sheegay in ay sii kordhayaan qataraha amni daro ee ka jira Koonfurta Soomaaliya iyo dilalka loo geysanayo dadka ka soojeeda degaanada Somaliland.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: