Guddoomiye Siciid Anteeno Maankiisa Maxaa ka Guuxaya? (dhegayso)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Guddoomiye Siciid Anteeno Maankiisa Maxaa ka Guuxaya? (dhegayso)

Asbuucaan Maanka Dadweynaha waxaa ka qaybqaadanaya Guddoomiye Siciid Anteeno, Guddoomiyaha Degmada Bander Beyla, ahna Guddoomiye Kuxigeenka Ururka Dow

The Ethio-Djibouti Railway and the Continuous Tragedies of Aysha Town
Korneel Gebre, sirdoonkii sare ee Itoobiya u joogay Soomaaliya, oo la ruqseeyey lana raadinayo
Xasilinta amni ee Caabudwaaq iyo tallaabooyinka Ciidanka Xooggu (CXD) qaadeen

Asbuucaan Maanka Dadweynaha waxaa ka qaybqaadanaya Guddoomiye Siciid Anteeno, Guddoomiyaha Degmada Bander Beyla, ahna Guddoomiye Kuxigeenka Ururka Dowladaha Hoose ee Puntland.

Guddoomiye Siciid Anteeno asbuucaan maankiisa waxaa ka guuxaya horumar iyo sidii loo ciribtiri lahaa hab-qaybsiga qabaliga ah ee 4.5.

Hadaba Guddoomiye Anteeno muxuu ka yiri Radio Daljir? Hoos kaga bogo guuxa maanka Siciid Anteeno!

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: