Xildhibaan Ayaanle: “Xaaladdu waa Kacdoonkii Carabta oo Kale oo Hadda Bari ku Baahay”

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Xildhibaan Ayaanle: “Xaaladdu waa Kacdoonkii Carabta oo Kale oo Hadda Bari ku Baahay”

Xildhibaan Ayaanle Siciid Cabdi oo kamid ah mudanayasha Baarlamanka Puntland ayaa isaga oo u waramaya Radio Daljir waxa ka waramay khalkhalka dhaqaale

Aniisa Xaaji Muumin: “Waxaa Dad Badan Isweydiinayaa Sababta Aanan ugu Jirin Wasiirada Cusub?” (dhegayso)
Madaxtooyada Somaliland oo lagu eedeeyey afduubasho ganacsi iyo dheeliga dhaqaale ee ay keentay
Maraykanka oo Xaqiijiyey in Ina Caloolgeel lala Qabtay Soomaali ka soo Laabtay Maraykanka (CNN)

Xildhibaan Ayaanle Siciid Cabdi oo kamid ah mudanayasha Baarlamanka Puntland ayaa isaga oo u waramaya Radio Daljir waxa ka waramay khalkhalka dhaqaale ee Puntland.

Xukuummada iyo laamaha amniga Puntland ayuu ugu baaqay in arrintan si adag looga feejignaado, kuna eedeeyey xukuumaddu in aysan illaa hadda waxba ka qaban. Waxa uu u waramay Cabdi Xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: