Madaxweyne Gaas oo Daahfuray Xafiiska Tayodhowrka ahna Shaybaarkii ugu Horreeyey Soomaaliya (dhegayso + sawirro)

HomeWararka

Madaxweyne Gaas oo Daahfuray Xafiiska Tayodhowrka ahna Shaybaarkii ugu Horreeyey Soomaaliya (dhegayso + sawirro)

Madaxweyne Gaas ayaa maanta Bossaso ku daahfuray xafiiska tayadhowrka Puntland. Waa shaybaar casri ah oo baaraya dhammaan badeecadaha ka baxa Puntland iyo kuwa soogala waana shaybaarkii ugu horeeyay ee Soomaaliya laga furo tan iyo markii ay dhacday dowladii AU Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre. Warbixinta waxaa inoo haya wariye Xasan Heykal. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5981f19d020100b3b7901288/Warbixinta+Madaxweyne+gaas+ee+daah+furka+shaybaarka+cusub_2+Aug+17.mp3        

KALIGITALIYE ISMAACIIL CUMAR GEELLE OO U DABAALDEGAY 45 GUURADII XISBIGIISA RPP
Warbixinta Tartan & Tacliin: Bursaalax Sare fkf Boocame Secondary iyo Waliba …
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garowe (dhegayso)

Madaxweyne Gaas ayaa maanta Bossaso ku daahfuray xafiiska tayadhowrka Puntland. Waa shaybaar casri ah oo baaraya dhammaan badeecadaha ka baxa Puntland iyo kuwa soogala waana shaybaarkii ugu horeeyay ee Soomaaliya laga furo tan iyo markii ay dhacday dowladii AU Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre.

Warbixinta waxaa inoo haya wariye Xasan Heykal.

 

 

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • muxsin bashiir dooxajoog 7 years ago

    Masha Allah waxay ku beegantahay malmihi sanadguurada puntland

DISQUS: