Warbixinta Tartan & Tacliin: Bursaalax Sare fkf Boocame Secondary iyo Waliba …

Warbixinta Tartan & Tacliin: Bursaalax Sare fkf Boocame Secondary iyo Waliba …

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay habeenkii TODOBAAD  waxaa wareegga koowaad ee xalay ku tartamay labada dugsi sare ee kala ah Xaaji Cabdullaahi Ballidhidin iyo Mubaarak Sare Dhahar.

Wareegga labaad ee T&T waxaa ayana isku arkay  Bursaalax Secondary iyo Boocame Sare.

Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Golis Telecom (Isgaarsiinta Gayigeena), Shirkadda Towfiiq, Daladda Waxbarasha PEN, Wasaarada Waxbarashada Puntland iyo Radio Daljir.

Warbixinta hoose waxaa noo diyaariyay wariye Xasan Heykal.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Abdulghani jama AbdulAziz 3 months

    Bursalax secondary waxaan u rajaynayaa guul inuu kala soo hoydo barnaamijka tartan iyo tacliin kasoo ay suurta galinayso Golis Telecom (Isgaarsiinta Gayigeena), Shirkadda Towfiiq, Daladda Waxbarasha PEN, Wasaarada Waxbarashada Puntland iyo Radio Daljir.
    mahadsanidin