Wasiiradii Barlamaanku Rideen ee Puntland oo Soo Bandhigaya Waxqabadkooda

HomeWararka

Wasiiradii Barlamaanku Rideen ee Puntland oo Soo Bandhigaya Waxqabadkooda

Golihii wasiirada Puntland oo dhowaan barlamaanku kalsoonidii kala laabteen ayaa maanta magaalada Garoowe ka bilaabay qorshe ay ku soo bandhigaay waxy

Siyaasi Qurbaawi: ” Somaliland waxay rabtaa sidii Sool u qabdsaday in Sanaagna u qabsato(Daawo)
Kiiskii Caasho Ilyaas oo dib loo dhigay muddo todobaad ah
Ciidamada Nabad Sugidda Puntland oo Gurmad Gaarsiiyey Taleex (sawirro)

Golihii wasiirada Puntland oo dhowaan barlamaanku kalsoonidii kala laabteen ayaa maanta magaalada Garoowe ka bilaabay qorshe ay ku soo bandhigaay waxyaabihii u qabsoomay 12-kii bilood ee ugu dambeeyey iyo qorshayaasha ay hiigsanayeen.

Barnaamijkaan oo socon doona maalmaha soo socda ayaa waxaa maalin walba waxqabadkooda iyo qorshohooda ku soo gudbin doona dhowr wasaaradood, waxaana tallaabadaani ay kamid tahay qorshayaasha xukuumadda madaxweyne Gaas shacabka ugu soo bandhigayso waxqabadkeeda.

Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa hadda haysta muddo ku dhow 15 cisho oo uu ku soo dhiso xukuumad cusub kadib markii barlamaanka oo ku eedaynaya waxqabad la’aan ay kalsoonidii kala laabteen xukumaddii hore.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: