Caluula oo Baddii Ku Soo Rogmatey Xilli 20 Doomood iyo Guryo Biyo Qaateen (dhegayso)

HomeWararka

Caluula oo Baddii Ku Soo Rogmatey Xilli 20 Doomood iyo Guryo Biyo Qaateen (dhegayso)

Wararka ka imaanaya degmada Caluula ee gobolka Gardafuu ayaa sheegaya in halkaasi ay ku soo rogmadeen biyihii badda, waxaana ay qaateen guryo badan oo

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)
WARKA FIIDNIMO | CABDIFATAAX CUMAR GEEDI | DALJIR QARDHO
Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed Tallman, Daljir Bossaso (dhegayso)

Wararka ka imaanaya degmada Caluula ee gobolka Gardafuu ayaa sheegaya in halkaasi ay ku soo rogmadeen biyihii badda, waxaana ay qaateen guryo badan oo kuyaaley xaaxiga badda iyo ku dhowaad 20 doomood oo nooca kalluumaysiga ah.

Faadumo Cabdi Muumin oo kamid ah dadka kunool degmadaasi oo la hadashay Idaacadda Daljir ayaa sheegtay in biyaha baddu ay soo keceen kahor inta aysan doonyo badan iyo guryo uu keeddii kamid ahaa, waxaana ay u warantay Xasan Haykal.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 3
  • Jowhar 7 years ago

    Alloow hanagu soo fasaxin Badda, ummaddaas masaakiinta ahna Alloow u hiilli. Aamiin

  • maxamud jamac 7 years ago

    alla haka badbadiyo amin

  • Mohamed Abdulla Ahmed 7 years ago

    Alla haka badbaadiyo maqaadiirta intii ku maal iyo nafwaydayna alla samir hanaga siiyo

DISQUS: