Maamulka iyo Ganacsatada oo Khaati Ka Taagan Joojinta Sicir Bararka (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka iyo Ganacsatada oo Khaati Ka Taagan Joojinta Sicir Bararka (dhegayso)

Xoghayaha dowlada hoose ee dagmada burtinle Cabdinuu Axmed calash oo daljir ugawaramay Mudaharaadka maanta ka dhacay magaalada ayaa sheegay in arintan

Dagaal Ciidamada DFS ku dhexmaray Dhuusamareeb
Saaka & Dunida iyo Maxamed Ibraahin Geelle, Daljir Garowe (dhegayso)
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ugu baaqay Ra’iisul Wasaare Rooble uu go’aan deg-deg ah ka gaaro

Xoghayaha dowlada hoose ee dagmada burtinle Cabdinuu Axmed calash oo daljir ugawaramay Mudaharaadka maanta ka dhacay magaalada ayaa sheegay in arintan ay kadanbeeyaan sariflayaasha dagmada oo diiday lacagta doolarkana kicinaya.

Waxa uu sheegay in ay dhabtahay waxa ay dadweynaha ka mudaaharaadeen balse kamaamul ahaan shirar kala duwan oo ay laqaateen ganacsatada oo looga hadlaayay arintan marar badan ay kadhaceen dagmada waxnatiijo ama isbadal ah oo ka soobaxayna aysan jirin.

Hadaba Wariye Xasan Heykal ayaa waraystay oo ugu horeen waydiiyay waxa ay arintan wax uga qaban waayeen.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: