Saaka & Dunida iyo Maxamed Ibraahin Geelle, Daljir Garowe (dhegayso)

HomeWararkaCAAWA & DALJIR

Saaka & Dunida iyo Maxamed Ibraahin Geelle, Daljir Garowe (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garowe nooga daadihinaya Maxamed Ibraahin Geelle. Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad fiiro, faallo ama falcelis nala qaybsato. Dhegayso.

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Khadar Cawl Ismaciil.
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garowe nooga daadihinaya Maxamed Ibraahin Geelle.

Saaka & Dunida kaga bogo wixii aroortan warar ugu horreeyey, dal iyo dibad, hana illaawin in aad fiiro, faallo ama falcelis nala qaybsato.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: