Maamulka iyo Ganacsatada oo Khaati Ka Taagan Joojinta Sicir Bararka (dhegayso)

Maamulka iyo Ganacsatada oo Khaati Ka Taagan Joojinta Sicir Bararka (dhegayso)

Xoghayaha dowlada hoose ee dagmada burtinle Cabdinuu Axmed calash oo daljir ugawaramay Mudaharaadka maanta ka dhacay magaalada ayaa sheegay in arintan ay kadanbeeyaan sariflayaasha dagmada oo diiday lacagta doolarkana kicinaya.

Waxa uu sheegay in ay dhabtahay waxa ay dadweynaha ka mudaaharaadeen balse kamaamul ahaan shirar kala duwan oo ay laqaateen ganacsatada oo looga hadlaayay arintan marar badan ay kadhaceen dagmada waxnatiijo ama isbadal ah oo ka soobaxayna aysan jirin.

Hadaba Wariye Xasan Heykal ayaa waraystay oo ugu horeen waydiiyay waxa ay arintan wax uga qaban waayeen.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com