Halista Wadada Lafa Gorayo iyo Cabshada Bulshada Gardafuu (dhegayso + sawirro)

HomeWararka

Halista Wadada Lafa Gorayo iyo Cabshada Bulshada Gardafuu (dhegayso + sawirro)

Waddo xummo aad u daran ayaa laga soo sheegayaa inay ka jirto wadada isku xirta Caluula iyo Baargaal  , wadadan oo la yiraahdo Lafagoroyo ayaa horay l

Xisbiga Himilo Qaran oo bayaan ka soo saaray Shirka Shidaalka Soomaaliya ee London
Warka Duhurnimo iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo gaaray Jabuuti (Sawiro)

Waddo xummo aad u daran ayaa laga soo sheegayaa inay ka jirto wadada isku xirta Caluula iyo Baargaal  , wadadan oo la yiraahdo Lafagoroyo ayaa horay loogu dhisay iskaa wax u qabso , balse wadadan ayaan lahayn balac ama aan ahayd mid ay gaadiidka isaga kala gudbi karaan, sidoo kalena gaadiidka ayaan badankooda isticmaali karin marka laga reebo noocyo gaar ah.

Wadada Lafagoroyo ayaa horay u ahayd buur ay jeexeen dadka deegaankaasi oo adeegsanaya aaladaha qarxa , gacana ka helayay maamuladii Puntland horay usoo maray, waana qar ay hoos badda Hindiya ay ka xigto.

Waraysi Cumar Axmed Saalax

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: