Iimaamu Dahabi Qardho oo Dhallaanka Ku Baraarujinaya Quraanka (dhegayso)

Iimaamu Dahabi Qardho oo Dhallaanka Ku Baraarujinaya Quraanka (dhegayso)

Dugsiga Iimaamu Dahabi ee magaalada Qardho ayaa xaflada u qabtay 80 arday oo dhamaysay quraanka kariimka iyo kuwa kaalmaha hore ka galay tartan quraan akhriska ah oo dugsiga ka socday, waxaana warbixin ka diyaariyey Maxamuud Nadiif Shire.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com