Halista Wadada Lafa Gorayo iyo Cabshada Bulshada Gardafuu (dhegayso + sawirro)

Halista Wadada Lafa Gorayo iyo Cabshada Bulshada Gardafuu (dhegayso + sawirro)

Waddo xummo aad u daran ayaa laga soo sheegayaa inay ka jirto wadada isku xirta Caluula iyo Baargaal  , wadadan oo la yiraahdo Lafagoroyo ayaa horay loogu dhisay iskaa wax u qabso , balse wadadan ayaan lahayn balac ama aan ahayd mid ay gaadiidka isaga kala gudbi karaan, sidoo kalena gaadiidka ayaan badankooda isticmaali karin marka laga reebo noocyo gaar ah.

Wadada Lafagoroyo ayaa horay u ahayd buur ay jeexeen dadka deegaankaasi oo adeegsanaya aaladaha qarxa , gacana ka helayay maamuladii Puntland horay usoo maray, waana qar ay hoos badda Hindiya ay ka xigto.

Waraysi Cumar Axmed Saalax

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com