Saamaynta Xirnaanshaha Ganacsiga Boosaaso ee Magaalada Qardho (dhegayso)

HomeWararka

Saamaynta Xirnaanshaha Ganacsiga Boosaaso ee Magaalada Qardho (dhegayso)

Magaalooyin katirsan Puntland ayaa waxaa maalmihii ugu dambeeyey laga dareemay xirnaanshaha suuqyada ganacsiga magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, oo ganacsatadu sheegeen inaysan bixin karin lacago dowladdu ku soo rogtey, haddaba sidee u saamaysay magaalada Qardho. WARBIXIN-Maxamuud Fantastic. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5964aa8b020100de4899c9d7/Ganacsadata+qardho+11_7_2017.mp3

Nuxurka war-murtiyeedka Wada hadalkii madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Burundi
Deegaanka Reebanti ee Degmada Garoowe ee Gobolka Nugaal waxa laga daah-furey war-biyood
Amaanka Kaantaroolada iyo Garoomada Diyaaradaha ee Puntland oo ciidamo lageeyay

Magaalooyin katirsan Puntland ayaa waxaa maalmihii ugu dambeeyey laga dareemay xirnaanshaha suuqyada ganacsiga magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, oo ganacsatadu sheegeen inaysan bixin karin lacago dowladdu ku soo rogtey, haddaba sidee u saamaysay magaalada Qardho.

WARBIXIN-Maxamuud Fantastic.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: