WACAAL DARAY AH: Ciidanka Puntland oo Nugaal ku Qabtay 14 Alshabaab (sawirro)

WACAAL DARAY AH: Ciidanka Puntland oo Nugaal ku Qabtay 14 Alshabaab (sawirro)

Ciidanka dowladda Puntland oo saacadihii ugu dambeeyey howlgallo culus kawadey qaybo kamid ah buuraleeyda deegaanka Cuun ee gobolka Nugaal ayaa gacanta ku soo dhigay 14 kamid ah malayshiyaadka xagjirka ah ee ku dhuumaalaysanayey halkaasi.

SAWIRRO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com