Site icon Radio Daljir

Saamaynta Xirnaanshaha Ganacsiga Boosaaso ee Magaalada Qardho (dhegayso)

Magaalooyin katirsan Puntland ayaa waxaa maalmihii ugu dambeeyey laga dareemay xirnaanshaha suuqyada ganacsiga magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland, oo ganacsatadu sheegeen inaysan bixin karin lacago dowladdu ku soo rogtey, haddaba sidee u saamaysay magaalada Qardho.

WARBIXIN-Maxamuud Fantastic.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5964aa8b020100de4899c9d7/Ganacsadata+qardho+11_7_2017.mp3?_=1
Exit mobile version