Taliska Bilayska Burtinle: “Ciddii aan Bixin Canshuurta Dowladda Tallaabo ayaa laga Qaadayaa” (dhegayso)

Taliska Bilayska Burtinle: “Ciddii aan Bixin Canshuurta Dowladda Tallaabo ayaa laga Qaadayaa” (dhegayso)

Taliyaha saldhigga degmada Burtinle ee gobolka Nugaal oo lahadlay warbaahinta Daljir ayaa shaaca ka qaaday in dhammaan ganacsatada magaalada Burtinle looga baahan yahay bixinta canshuurta dowladdu soo rogtey ciddii bixin waydana tallaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com