Amaanka Kaantaroolada iyo Garoomada Diyaaradaha ee Puntland oo ciidamo lageeyay

Amaanka Kaantaroolada iyo Garoomada Diyaaradaha ee Puntland oo ciidamo lageeyay

iyadoo Puntland 8 janaayo 2019 ay galayso doorashada madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa ayaa waxaa aad loo adkeeyay amaanka magaalooyinka Garoowe, Gaalkacyo ,iyo Bosaaso.

 

Madaxweynaha dowladda Puntland ee xilkiisa sii dhamaanaya C/wali Gaas ayaa ku amray saraakiisha laamaha amniga in la adkeeyo amaanka goobahaasi ,gacantan lagu dhigo mas,uuliyiin la sheegay in ay ka socodaan dowladda Fadaraalka Soomaaliya, kuwaas oo  lasheegay in ay wadaan dhaqaale laga soo qaaday magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Puntland Cabdi wali Gaas ayaa ka cabsi qaba faragalin kaga timaada dowladda fadaraalka Soomalaiya , maadaam uu aad uga soo horjeeday siyaasada dowladda dhexe.

 

 

 

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com