Bossaso: Baasaboorka Soomaaliya oo Isir Raaca Nabadoonka Beesha lagu Bixin Doono (dhegayso)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Bossaso: Baasaboorka Soomaaliya oo Isir Raaca Nabadoonka Beesha lagu Bixin Doono (dhegayso)

Magaalada Bosaaso Maanta waxaa laga furay Xafiis loogu magac daray Xafiiska Isir Raaca Muwaadiniinta soomaaliyeed. Xafiiskan ayaa waxaa ka howlgali do

Wacaal Daray: Mooshinkii laga keenay DP World oo fashilmay (dhegayso)
Caddaalad Ama Caro Eebe: Farriin ku socota Xildhibaanada cusub ee Puntland
Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo eedaha lala beegsado ku tilmaamay kuwo “lagu bannaysanayo xadgudubkiisa iyo dhaawaca karaamadiisa” (wareysi muuqaal | daawo)

Magaalada Bosaaso Maanta waxaa laga furay Xafiis loogu magac daray Xafiiska Isir Raaca Muwaadiniinta soomaaliyeed. Xafiiskan ayaa waxaa ka howlgali doona gudi nabadoono ah oo loo xilsaaray arintan kuwaas oo ka kooban 7 xubnood.

Guddigan ayaa muwaadiniinta Soomaaliyeed ee qaadanaysa baasaboorka soomaaliga ah u fududeen doona sidii ay u qaadan lahaayeen baasaboorka iyaga oo hubinaya shaqsiga iyo meesha uu ka soojeedo.

Baasaboorka Soomaaliga ah ayaa laga cabsi qabaa in uu gacanata ugalin dad ajaaniib ah oo aan soomaaliya udhalan. Hadaba warbixintan waxaa soo jeedinaya Wariye Xasan Heykal oo Bosaaso ku sugan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0