Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo eedaha lala beegsado ku tilmaamay kuwo “lagu bannaysanayo xadgudubkiisa iyo dhaawaca karaamadiisa” (wareysi muuqaal | daawo)

Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo eedaha lala beegsado ku tilmaamay kuwo “lagu bannaysanayo xadgudubkiisa iyo dhaawaca karaamadiisa” (wareysi muuqaal | daawo)

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo u waramay Radio Daljir ayaa ka hadlay sababta mar walba ay dowladdu u beegsato, doorkii uu ku lahaa in la rido Farmaajo sannadkii 2011 markii uu ahaa Raysal Wasaaraha dalka, ciilqabkii Farmaajo ee ‘Kampala Accord’ iyo qodobo kale oo xaasaasi ah.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa beeniyey in uu wax xiriir hoose ah la leeyahay dowlado shisheeye, waxa uuna ku tilmaamay in ay yihiin eedaymo lagu bannaysanayo xadgudubkiisa iyo dhaawaca karaamadiisa.

Waa se maxay farriinta Cabdiraxmaan uu maanta u dirayo shacabka Soomaaliyeed?

Hoos kaga bogo.

Daawo Waraysiga Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Dhamaystiran

Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo u waramay Daljir ayaa ka hadlay sababta mar walba dowladdu u beegsato, doorkii uu ku lahaa in la rido Farmaajo sannadkii 2011 iyo qodobo kale oo xaasaasi ah.Daawo, share garee oo u gudbi saaxiibadaada Facebook.

Posted by Radio Daljir on Sunday, January 27, 2019

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • habon haji abdi 5 years ago

    Cabdiraxman Cabdishakuur, malahan awood iyo aqoon siyaasadeed ee uu ku kasbado xiriir dalal shisheeye. balse waxuu qawsaar u yahay kuwa Soomaali ah oo ayagu ka qadhaabta dalal shisheeya ah (UAE) waana arrin cid walba oo Soomaali ahi ka dharagsan tahay halka Abdishakur ka talo qaato ….Abdishaku hadduusan ogayn dhibaatada Somalia haysataa inaysan ahay “Dimoqraadiyad Xumo” ee ay tahay soo celinta haykalkii Dawladnnimo iyo hayadihii adeegga Amniga iyo Hayadihii Horumarinta Bulshada …Isbaaro ayaa waxaa u dhigtay kooxo u adeegaya in hayadihii dawladnnimo dib loo soo celiyi hoggaamiye kooxeedyo beeleed oo Dawlado shisheeya (UAE) ay galaal ka riixayaan ….

  • NUURKANEDERLAND 5 years ago

    INA C/SHAKUUR INUU DHUUNTO BAA U EKAYD SIDUU SAAXIIBKII CUMAR C/RASHIID U DHUUNTEY,WHY?LABADAASI WAA TUUGADII BADDA LAGA GAAREY.
    WAA TUUG AAN LIBIQSANAYN MARKAY JIQ KU NOQOTANA WUXUUBA DHAHAA (MUQDISHO ANIGAA LEH)SHAME ON YOU.KA HOR LEEXO UMADDA DHEH.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com