Wacaal Daray: Mooshinkii laga keenay DP World oo fashilmay (dhegayso)

Wacaal Daray: Mooshinkii laga keenay DP World oo fashilmay (dhegayso)

Mooshin ka dhan ahaa shirkadda DP World oo maanta la horgeeyey golaha wakiilada ee Puntland ayaa fashilmay. Xildhibaanada baarlamaanka Puntland ayaa intooda badan taageeray maamulka dekedda Bossaso ee shirkadda P&O Ports oo hoos tagta shirkadda DP World, qaabisanna maamulka dekedaha heerka labaad iyo heerka saddexaad ee adduunka.

Xildhibaanada waday mowshinka ayaa ku doodayay inay shirkadda PO Ports ee maamusha dekedda Bossaso aysan wax hormarin ah ka wadin Dekedda.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com