Qaylodhaan Abaareed oo ka soo Yeeraysa Gobolka Mudug (dhegayso)

HomeWararka

Qaylodhaan Abaareed oo ka soo Yeeraysa Gobolka Mudug (dhegayso)

Guddoomiyaha deegaanka Raydable, Yaasiin Warsame, ayaa ka hadalay xaaladda deegaanka Raydable oo hoostagta degmada Jariiban. Guddoomiyaha ayaa sheegay in ay weli deegaanka ka jirto abaartii SIMA, isla markaasna loo bahanyahay in dadka loo gurmado. Hoos ka dhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5960aade060100c8aa2d7f42/codka+Gudoomiayah+Raydable.mp3

Shirka amniga gobolka Bari ayaa laga soo saaray Go’aamo adag oo amniga wax looga qabanayo.
Warbixin: Maxaa sababay hoos-u-dhaca iibka raadiyaha laga dhegaysto idaacadaha?
Suicide bombing in Jalalqsi kills five

Guddoomiyaha deegaanka Raydable, Yaasiin Warsame, ayaa ka hadalay xaaladda deegaanka Raydable oo hoostagta degmada Jariiban. Guddoomiyaha ayaa sheegay in ay weli deegaanka ka jirto abaartii SIMA, isla markaasna loo bahanyahay in dadka loo gurmado.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: