Suxufiyiinta Puntland oo Ka Hadlay Weriye Garoowe Ku Xiran (dhegayso)

Suxufiyiinta Puntland oo Ka Hadlay Weriye Garoowe Ku Xiran (dhegayso)

Gudoomiye ku xigeenka ururka Warbaahinta Puntland ee Map Maxamed Maxamud Xaji welcome oo Waraysi sinayeey Radio Daljir ayaa ka hadlay Xariga Wariye Axmed Cali Kilwe oo maalintii 7 aad ku xiran xabsiga Garowe.

Wariyaha ayaa lagu xiray Qoraal uu ku dhaliilayo Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli maxamed Cali Gaas ,kaas oo uu soo dhigay Bartiisa Facebook. Gudoomiye ku xigeenka Map ayaa sheegay in ay cambaraynayan wariyahaas oo xarigiisa loo maray qaab sharci daro ah, isago sheegay in warsafaxadeed ay soo sareen la qaybsadeen Hay’addaha u dooda xaquuqda addanaha.

Map ayaa sheegtay inay ka xuntahay in 7 maalmood sifo sharci daro ah uu ku xirnaado wariyahaas ,waxayna codsadeen haduu dambi leeyahay in maxkamada la horkeeno dambigisana lagu qaado.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com