Ciidanka Puntland iyo Soomaaliland oo Isku Horfadhiya Gobolka Cayn (dhegayso)

HomeWararka

Ciidanka Puntland iyo Soomaaliland oo Isku Horfadhiya Gobolka Cayn (dhegayso)

Ciidamada Daraawiishta Puntland ee ku sugan gobolka Cayn ayaa xaqiijiya ammaanka iyaga oo kahortaga Ciidamada Soomaliland ee mararka qaar xadka ka soo

Dowladda oo isku diyaarisay dagaal ka dhan ah Argagixisada Al-shabaab (Sawiro)
Dalladda PUNSAA oo cambaareysey fal wuxuushnimo ah oo lagula kacay qoys si nabad ah u hurdey hoygooda oo lagu handadey magaalada Boosaaso.
MAANHADAL: SOOMAALIYA MAXAY SANAD WALBA KALAINTA 1AAD UGA JIRTAA TACADIYADA XUQUUQUL AADANAHA? (daawo)

Ciidamada Daraawiishta Puntland ee ku sugan gobolka Cayn ayaa xaqiijiya ammaanka iyaga oo kahortaga Ciidamada Soomaliland ee mararka qaar xadka ka soo talaaba.

Ciidamada ayaa ku shaqeeya daruufo adag oo ay kala simanyihiin ciidamada kale ee ku sugan gobolada Puntland, sida uu sheegay Cabdiraxmaan Cabdilaahi Axmed Nuur oo kamid ah saraakiisha ciidanka Daraawiishta ee Puntland ee gobolka Cayn.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 3
DISQUS: