Dowladda oo isku diyaarisay dagaal ka dhan ah Argagixisada Al-shabaab (Sawiro)

HomeWararka

Dowladda oo isku diyaarisay dagaal ka dhan ah Argagixisada Al-shabaab (Sawiro)

Xukuumada Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Argagixisada Al-shabaab ee dhibaatda ku haya umada Soomaaliyeed. Ra’iisul-Wasaaraha Xukuu

Shacab ka baracakay Xaafadaha u dhow Xeebta Bosaso (dhegayso)
RW khayre oo kulan la yeeshay Madaxda Wasaarada Maaliyadda iyo Bangiga dhexe (Sawiro)
Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Xukuumada Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Argagixisada Al-shabaab ee dhibaatda ku haya umada Soomaaliyeed.

Ra’iisul-Wasaaraha Xukuumadda fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhawayd waxa uu booqday xerada ciidamada dowladda ee Gen: Gorod oo ah halka ay ciidamadn ka amba baxayaan.

Ciidamadan ayaa ha kuwo loo diyaariyay duulaan ka dhan ah arxan laawayaasha Al-shabaab ee gacanta ku haya gobolada koonfureed ee Soomaaliya.

Waxa uu jula dar daarmay in ay udiyaar garoobaan in difaaca dalkooda ay udhintaan.

Sawiro.



COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: