Madaxweyne Deni :“lama aqbalikaro in kuraastii dowladda ay dad buuxiyaan oo aan doonaynin in danaha daka laga shaqeeyo” (dhegayso)

Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa wacad kumaray in qof aan dadka danihiisa ka shaqay naysnin in ay sii fadhiyaan kuraasta dowladda.

Madaxweynaha ayaa sheegay in dadkaasi ay booska u baneeyaan dhalinyarada Puntland ee udiyaarsan horumarinta dalkooda.

Waxa uu sheegay in si adag ay ula dagaalami doonaan dadka musuq maasuqa ka shaqeeya iyo kuwa awooda lasiiyay ku takrifala.

Dhegayso.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com