Puntland oo ka Digtey in la Marinhabaabiyo Dadka Xooluhu ka Dhammaadeen (dhegayso)

HomeWararka

Puntland oo ka Digtey in la Marinhabaabiyo Dadka Xooluhu ka Dhammaadeen (dhegayso)

Wasiir kuxigeenka arrimaha gudaha ee dowladda Puntland Cabdullaahi Xaashi Qoob-deero oo waraysi siiyey Daljir ayaa farriin u diray dadka reer guuraaga ah ee xoolihii ka dhammaadeen oo uu tilmaamay in dad aan wax dan ah u hayn ay u sheegeen in ay yimaadaan magaalooyinka waaweyn oo dhaqaale lagu siin doono. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/5957745906010023786a1884/Waraysiga+Wasiir+ku+xigeenka+waasaradda+Arrimaha+Guddaha+Puntland+.mp3

MUQDISHO: Diwaangalinta Musharaxiinta Aqalka Sare ee Somaliland oo la soo gabagabeeyay
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Dr. Xaawo Cabdi Dhiblaawe
Dabley hubaysan oo xalay rasaas ku furay dad ku caweynayeey makhaayad ku taala Mareergur

Wasiir kuxigeenka arrimaha gudaha ee dowladda Puntland Cabdullaahi Xaashi Qoob-deero oo waraysi siiyey Daljir ayaa farriin u diray dadka reer guuraaga ah ee xoolihii ka dhammaadeen oo uu tilmaamay in dad aan wax dan ah u hayn ay u sheegeen in ay yimaadaan magaalooyinka waaweyn oo dhaqaale lagu siin doono.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: