Shiikh Qoordheer: “Waa la Marinhabaabiyay Shirka Nabadeynta Gobolka Mudug”

HomeWararka

Shiikh Qoordheer: “Waa la Marinhabaabiyay Shirka Nabadeynta Gobolka Mudug”

Qaar kamid ah culimada ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa dhaliilay habka loo waday wadahadaladii u dhexeeyay Puntland iyo Ga

Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bossaso (dhegayso)
Maxaa hortaagan helitaanka Biyo nadiif ah oo Baardheere hesho? (daawo | dhegayso)
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo dalka dib ugu soo laabtay

Qaar kamid ah culimada ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa dhaliilay habka loo waday wadahadaladii u dhexeeyay Puntland iyo Galmudug.

Culimadaas ayaa sheegay in loo baahan yahay in dhammaan qaybaha bulshada laga qaybgaliyo wada hadalka, islamarkaana uusan ahayn shir si dhab ah looga hadlay xaaalada Mudug.

Shiikh Cabdiraxmaan Qoordheer iyo Shiikh Abshir Cabdiraxmaan oo nagu soo booqday Daljir Gaalkacyo ayaa sheegay in wadahadala aan si dhab ah looga hadlin dhibta soo noqnoqotay. Waxay kale oo intaas ku dareen in la marinhabaabiyay shirka nabadaynta Gobolka Mudug.

Guddoomiye Kaarshe: “Dadku Dhiig bay kala Qabaan War Murtiyeedna Nabad laguma Helo”

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: