Guddoomiye Kuxigeenka degmada Jariiban, Axmed Nuur Kaarshe, ayaa si kulul uga horyimid “heshiis ku-sheegga Gaalkacyo,” waa sida uu hadalka u dhigay e. “Dadku waa is laayeen, dhiig bay kala qabaan, war saxaafadeedna nabadi ku imaan mayso ee dadka nabadda keeni kara ha laga talogaliyo.”

“War murtiyeed dad dhiig kala qaba, waayeel iska laayey, laguma heshiisiin karo ee dadka yaan la isku dirin,” ayuu yiri Guddoomiye Kaarshe.

Waxaa waraystay Jamaal Faarax Adan.

Hoos ka dhegayso.

Leave a comment

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *