Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo dalka dib ugu soo laabtay

HomeWararka

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo dalka dib ugu soo laabtay

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland ,Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo safar ugu maqnaa dalka T

Hordhaca Wareysiga Xildhibaan Dhaashane: Dhaqaalihiisa, xisbiyada & doorashooyinka!
Taxanaha 7aad ee Waxbarashada Gabdhaha: Falkii kufsi iyo dil ee Gaalkacyo (dhegayso)
Haweenka degmadda Caabudwaaq oo soo dhaweyeey guriga lo dhisay haweenka degmadaas (dhegayso)

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland ,Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo safar ugu maqnaa dalka Turkiga ayaa maanta Garoowe dib ugu soo laabtay.

Garoonka diyaaradaha ee Garoowe waxaa Madaxweyne Ku-xigeenka kusoo dhoweeyay, Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Wakiilada Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame, Wasiiro, Xildhibaano, Sarakiil ciidan, maamulka Gobolka Nugaal iyo kan degmada Garoowe iyo saraakiil Ka tirsan Madaxtooyada Puntland.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: