Taxanaha 7aad ee Waxbarashada Gabdhaha: Falkii kufsi iyo dil ee Gaalkacyo (dhegayso)

Taxanaha 7aad ee Waxbarashada Gabdhaha: Falkii kufsi iyo dil ee Gaalkacyo (dhegayso)

Todobaadkaan magaalada Gaalkacyo waxaa lagu dilay Caasha Ilyaas oo ah gabar yar oo 12 jir ah. Caasha waxaa xilli subaxnimo ah laga adfuubtay gurigooda meel u dhaw sida la aaminsanyahay, kaddibna waxaa meydkeeda la soo dhigay meel aan ka durugsanayn gurigooda.

Falkaas waxaa ka dhashay kacdoon dadweyne iyo dareemo diidmo ah oo looga xunyahay gurracnaanta falka dhacay, aakhirkiina isku baddeshay bannaanbaxyo in ay ka dhacaan magaalada Gaalkacyo.

Barnaamijkeena maanta waxaa ku eegaynaa dareenka bulsho iyo kan dadweyne ee ka dhashay falkaas, waxaana barnaamij maanta marti u ah Duqa Degmada Yaasin Cabdi Samad, arday iskoolka Caasha ee Salaama Hoose-Dhexe iyo indheer-garadka bulshada Gaalkacyo.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0