Guddoomiye Kaarshe: “Dadku Dhiig bay kala Qabaan War Murtiyeedna Nabad laguma Helo”

Guddoomiye Kuxigeenka degmada Jariiban, Axmed Nuur Kaarshe, ayaa si kulul uga horyimid “heshiis ku-sheegga Gaalkacyo,” waa sida uu hadalka u dhigay e. “Dadku waa is laayeen, dhiig bay kala qabaan, war saxaafadeedna nabadi ku imaan mayso ee dadka nabadda keeni kara ha laga talogaliyo.” “War murtiyeed dad dhiig kala qaba, waayeel iska laayey, laguma heshiisiin … Continue reading Guddoomiye Kaarshe: “Dadku Dhiig bay kala Qabaan War Murtiyeedna Nabad laguma Helo”