Wasiir Cali Cabdullaahi iyo Faahfaahinta Shirka Puntland iyo Galmudug (dhegayso)

HomeWararka

Wasiir Cali Cabdullaahi iyo Faahfaahinta Shirka Puntland iyo Galmudug (dhegayso)

Wasiirka Deegaanka ee Dowlada Puntland, Cali Cabdulaahi Warsame, isla markaana ah Guddoomiyaha Guddiga wadahadalada ee Puntland iiyo Galmudug, ayaa fa

Mareykanka oo ay ka dhaceen mudaharaadyo looga soo horjedo sharciyada hubka
Khilaafka Madaxda DFS iyo Kuwa Maamuladda Dalka Muxuu Salka Ku Hayaa ? (dhegayso)
Saraakiil katirsan Argagixisada Al-shabaab oo lagu dilay Shabellada Hoose

Wasiirka Deegaanka ee Dowlada Puntland, Cali Cabdulaahi Warsame, isla markaana ah Guddoomiyaha Guddiga wadahadalada ee Puntland iiyo Galmudug, ayaa faahfaahin ka bixiyey wadahadalada labada dhinac uga furmay Magaalada Gaalkacyo.

Wasiirka ayaa sidoo kale ka hadlay arrimaha la xiriira daaqa ee ku saabsan reer guuraa Galmud ka yimid ee u soo hayaamay dhanka Deegaanada Puntland.

Jamaal Faarax Aadan ayaa wasiirka wareystay.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: