Wasiir Cali Cabdullaahi iyo Faahfaahinta Shirka Puntland iyo Galmudug (dhegayso)

Wasiir Cali Cabdullaahi iyo Faahfaahinta Shirka Puntland iyo Galmudug (dhegayso)

Wasiirka Deegaanka ee Dowlada Puntland, Cali Cabdulaahi Warsame, isla markaana ah Guddoomiyaha Guddiga wadahadalada ee Puntland iiyo Galmudug, ayaa faahfaahin ka bixiyey wadahadalada labada dhinac uga furmay Magaalada Gaalkacyo.

Wasiirka ayaa sidoo kale ka hadlay arrimaha la xiriira daaqa ee ku saabsan reer guuraa Galmud ka yimid ee u soo hayaamay dhanka Deegaanada Puntland.

Jamaal Faarax Aadan ayaa wasiirka wareystay.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com