Datoor Yaasiin Faarax Cartan: Salka Khilaafka Sacuudiga iyo Qadar

Datoor Yaasiin Faarax Cartan: Salka Khilaafka Sacuudiga iyo Qadar

Aqoonyahan Datoor Yaasin Faarax Cartan oo horey xilal kala duwan uga soo qabtay Puntland, marna isku soo sharaxay xilka madaxweynaha Puntland ayaa inoo ka waramay xaaladda siyaasadeed ee ka aloosan wadamada Khaliijka.

Cartan ayaa iiga waramay salka khilaafka u dhexeeya Qadar iyo Sucuudiga, iyo waxa la gudboon dowladda Qadar.

Datoorka ayaa mowqifka ay qaadatay Dowladda Soomaaliya ku timaamay mid dhexdhexaadnimo ku dheehantahay oo loo bogay, saas oo kalena Madaxweyne Farmaajo asna ammaan ku mudanyahay.

Maxamed Lakiman ayaa waraystay datoorka.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com