Wareysi Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf ‘Xaaji Cabdi Waraabe’: Waayihii Noloshiisa

HomeRaadreeb

Wareysi Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf ‘Xaaji Cabdi Waraabe’: Waayihii Noloshiisa

Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf ‘Xaaji Cabdi Waraabe' Waa mudane ka tirsan golaha guurtida Somaliland, wareysigaan oo uu la yeeshay Radio Daljir, wuxu

Martisoor, Maxamed Faarax Ciise (Gaashaan): Halgan nololeed oo aad u dheer | Qaybtii 3aad | daawo)
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde: Taariikhdii Fanka iyo Hal-abuurka Heesaha iyo Riwaayadaha
Somali intellectuals and influencers on ‘War in Laascaanood & the future of SSC-Khatumo’ | PART II

Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf ‘Xaaji Cabdi Waraabe’ Waa mudane ka tirsan golaha guurtida Somaliland, wareysigaan oo uu la yeeshay Radio Daljir, wuxuu ka hadlayaa taariikh warran la xiriira waayihii noloshiisa, nidaamyada shaqo xeerbeegtida dhaqan ee Soomaalida iyo sababihii uu ugu baxay magaca Cabdi Waraabe iyo arrimo kale.

Hoos ka dhegayso wareysiga Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf  ‘Xaaji Cabdi Waraabe’

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: