Gaalkacyo oo Qudaarta u Dhoofisa Xamar!

HomeWararka

Gaalkacyo oo Qudaarta u Dhoofisa Xamar!

Beeraleyda deegaanka Gaalkacyo ayaa bilaabay in ay qudaarta beerahooda ka soo go'da u iibgeeyaan magaalada Muqdisho. Arrintaan ayaa timid kaddib marki

Eng. Gacmadheere: “Guddoonka Baarlamaanka ee hadda jira waa mid aan dawladnimo meela kasoo gelin”
Garoowe: Wasaarada cadaalada Puntland ayaa Garoowe ka daahfurtay kulan aqoon-is-waydaarsi
Madaxweynaha somaliland oo ka hadlay qodobaday kawada hadleen Abiy Ahmed (Daawo)

Beeraleyda deegaanka Gaalkacyo ayaa bilaabay in ay qudaarta beerahooda ka soo go’da u iibgeeyaan magaalada Muqdisho. Arrintaan ayaa timid kaddib markii hoos-u-dhac dhinaca qudaarta uu soo wajahay beeraleydii dalagyadooda u iibgayn jiratay Muqdisho, abaaraha iyo biyo la’aan labada wabi dartood.

Beeralayda Gaalkacyo ayey fursadani siisay in ay qudaar mugleh maalin kasta u duuliyaan magaalada Muqdisho.

Gabdhaha qudaarta dhoofiya ayaa Radio Daljir uga waramay fursadda ay heleen iyo faa’iidada ganacsiga qudaarta. Waxay kale oo sheegeen in ay hadda qudaar u iibgeeyaan deegaano kale oo dhaca bartamaha Soomaaliya.

Hoos ka dhegayso

 

COMMENTS

WORDPRESS: 4
DISQUS: